Wararkii ugu dambeeyey shirka Madaxda dowlad goboleedyada maanta uga furmaya Kismaayo

Waxaa maanta la filayaa in Madaxda Maamul gobaleedyada ka jira dalka uu shir ugu furmo magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada hoose, iyadoo shirkan uu yahay mid aad xasaasi ah. Hogaamiyaasha  Puntland, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle ayaa hadda ku wada sugan magaalada Kismaayo, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay Madaxweynaha martida loo yahay ee maamulka Jubbaland … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey shirka Madaxda dowlad goboleedyada maanta uga furmaya Kismaayo